Posted on May 29, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa si cad u sheegay in dowladdu ay Bulshada Jubooyinka u qaban doonto shir dib u heshiisiin ah, kaas oo qeyb ka ah go’aannadii dhawaan ka soo baxay shir Madaxeedkii urur goboleedka IGAD. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheikh oo cadeeyay in dowladdu ay bulshada Jubooyinka u qabaneyso Shirweyne nabadeed.
Posted on May 29, 2013 by SomaliSwiss
Sarkaal Sare oo ka tirsan hay’adda gaashaandhigga  Maraykanka ee magaceedu loo yaqaano PENTAGON ayaa sheegtay in diyaarad nooca ah kuwa aan duuliyaha laheyn oo ku soo dhacday Somalia in ay aheyd mid kamid ah diyaaradaha Maraykanka ee nooca basaaska ah ee maclumaadka ka soo uruurisa degaanada lagu tuhmaayo in ay ku sugan yihiin shaqsiyaad uu baadi goobayo Maraykanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Maraykanka oo sheegtay in diyaarad looga soo riday dalka Soomaaliya.
Posted on May 29, 2013 by SomaliSwiss
Hay’adda Maraakiibta wadanka Masar ayaa sheegtay in marinka Kanalka Suweys uu ka gudbay markab dagaal oo laga leeyahay wadanka Holand kaasi oo ku soo jeeda wadanka Soomaaliya si uu ugu biro howgalka la dagalanka kooxaha Burcad badeeda Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dawlada Holand oo Markab dagaal u soo dirtay Biyaha dalka Soomaaliya.
You must be logged in to post a comment.