Posted on May 27, 2013 by SomaliSwiss
Wasiiro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tiradooda gaaraysa ilaa Saddex, waxaana ka mid ahaa Wasiirka Gaashaandhigga DFS C/Xakiim Xaaji Maxamuud Fiqi, Wasiirka Warfaafinta C/llaahi Xuseen Ciilmooge Xersi iyo Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka C/llaahi Abyan Nuur Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiiro ka tirsan Dowladda federaalka oo ku xiran Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo
Posted on May 27, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay howlaha nabad ilaalineed ee ciidamada Kenya ay ku joogaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, xilli ay dowladda Soomaaliya doonayso inay qabsato deegaannada kale ee ku yaalla gobolka Jubbada Hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag u dhaliilay howlgalka Ciidamada Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo.
Posted on May 27, 2013 by SomaliSwiss
War naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay saakay howlgallo baaritaanno ah ka wada xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxaana howlgalladaas ku qabqabtay dad fara badan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Howlgalladii ay ka wadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo saaka ka socda Xaafado ka tirsan Degmada Wadajir.
You must be logged in to post a comment.