Warbixin laga soo saaray howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa nabadsugidda iyo booliiska AMISOM ayaa waxaa shalay lagu soo qabqabtay dad badan xaafadda Buulo-xuubeey ee degmada Wadajir. Continue reading
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Warbixin:-Howlgallo ay Booliiska Dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen Muqdisho.