Posted on May 25, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi ay hoggaaminayaan wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka Soomaaliya, C/kraiin Xuseen Guuleed iyo wasiirka gaashaandhigga, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta u boqoolay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose; balse waxaa la sheegay in maamulka Axmed Madoobe  u hanjabay, Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirrada warfaafinta iyo Gaashaandhigga Soomaaliya oo u boqoolay Kismaayo iyo Maamulka Axmed Madoobe oo Hanjabay
Posted on May 25, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Kenya, ayaa  magaalada Addis Ababa ka sheegay in dowladdiisu ay ka taageerayso dowladda Soomaaliya qoorshaha maamul u sameynta gobollada Jubbooyinka, wuxuuna  sheegay in ciidamadiisa ku sugan Kismaayo ay qayb ka qaadan doonaan dib dajinta Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Caddeeyey in dalkiisu uu ka Taageerayo Dowladda Soomaaliya dhismaha Maamullada Jubbooyinka
Posted on May 25, 2013 by SomaliSwiss
Madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD oo shir socday illaa xalay ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raaceen in dowladda Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shir maamul KMG ah loogu sameynayo gobollada Jubbooyinka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxda Urur goboleedka IGAD oo isku raacay in Muqdisho lagu qabto shir loogu dhisayo Gobollada Jubbooyinka Maamul KMG ah
You must be logged in to post a comment.