Posted on May 23, 2013 by SomaliSwiss
Warbixin uu soo saaray maanta Urur goboleedka IGAD ayaa lagu caddeeyey in dowladda Soomaaliya looga dambeeyo dhismaha maamul goboleedyada dalka iyo hirgelinta habka federaalka ah ee dalka uu ku dhaqmayo, iyadoo la raacayo dastuurka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Nairobi | Comments Off on Urur Goboleedka IGAD oo ku dhawaaqday in Dowladda Soomaaliya looga dambeeyo dhismaha Maamul u sameynta Gobollada Dalka.
Posted on May 23, 2013 by SomaliSwiss
Two sisters from Ottawa are fighting gender violence and terrorism in Somalia. One is a military commander; one speaks out for women’s rights and supports victims of violence.
MOGADISHU, SOMALIA—The Elman sisters are bathed in the honey glow of Somalia’s late afternoon sun, the only sounds coming from an iPhone in a pink case that chirps continuously and the bursts of chatter from women upstairs. A sign in the corner of the office where they sit reads: “Real Men Don’t Rape.†Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Canadian sisters on front lines of rebuilding Somalia.
Posted on May 23, 2013 by SomaliSwiss
Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay mushinkii ay kala laabteen baarlamanka xukuumadda iyagoona sheegay in ay ku faraxsan yihiin in baarlamanka ay tixgaliyaan codsiga shacabka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Odayaasha dhaqanka oo soo dhaweeyeen baajinta Mowshinkii iyo Bannaanbax lagu taageerayo oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Posted on May 23, 2013 by SomaliSwiss
Magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacday Munaasabad lagu xusayo sano guuradii 50aad ee ka soo wareegtay markii la Aasaaskii Ururka Midowga Afrika, iyadoo madaxda dowladda ugu sarreysa ay ka qayb galeen Xuska munaasabadaas. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo maanta lagu qabtay Munaasabad lagu xusayo 50-sano guuradii Aasaaskii Ururka Midowga Afrika.
You must be logged in to post a comment.