Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ugu dameeyay,waxayna sheegay in magaalada Muqdisho ay u geli doonaan guri guri si ay uga baaraan dadka nabad.diidka ah ee ku dhuumaaleysanaya Xaafadaha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka Ciidamada AMISOM oo sheegay in magaalada Muqdisho ay u geli doonaan guri guri si ay u baaraan.
Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa Saakay barqadii ay Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir oo isugu jira haween iyo caruur ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha ka soo horjeedka xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bannaanbax looga horjeedo mooshinkii ka dhan ahaa Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Saacid oo maanta Muqdisha ka dhacay
Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Qaar ka mid ah Xildhibaanadii  mooshinka ka geeyay xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay inay ka laabteen go’aankaas, iyagoo xusay inay u tanaasuleen danta dalka, dadka iyo diinta Islaamka oo ay u dhaarteen inay ilaalinayaan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Qaar ka mid ah Xildhibaannadii Mooshinka ka geeyay Xukuumadda Soomaaliya oo ka noqday Mooshinkaas
Posted on May 21, 2013 by SomaliSwiss
Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa saakay ka socday howlgallo balaaran oo ay ciidamada Amniga Soomaaliya ay  ku baaraayeen kooxo taageersan Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo la sheegay inay ku dhuumaalaysanaayaan Xafadahaasi. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Amniga Soomaaliya oo saakay howlgallo ka sameeyay qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.