Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Shirkii wada tashiga beesha ee dhacay maalin-nimadii shalay oo ay Taariikhdu ahayd 19-ka MAY, isla markaana ay ka soo qeyb galeen boqolaal qof oo ka tirsan qeybaha kala duwan beesha Gaaljecel, sida; (Siyaasiyiin, Odayaal, Haween, Aqoonyahanada iyo Dhalinyarada), ayaa Beeshu waxay kaga hadleen arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen: HOOS KA DAAWO SAWIRADA SHIRKA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off on SIYAASIYIIN IYO JAALIYADDA BEESHA GAALJECEL OO SHIR WADA TASHI AH KU YEESHAY MAGAALADA LONDON.
Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay ku ansixiyeen 15-qodob oo ay soo gudbiyeen guddiga maaliyadda baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo qayb ka ahaa in wasaaradda maaliyaddu ay soo gudbiso heshiisyadii ay la gashay shirkadaha shisheeye oo ay ku jirto shirkadda SKA oo ka howlgasha garoonka diyaaradaha Muqidsho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xildhibaannada Baarlamanka Soomaaliya oo Ansixiyey qodobo ay soo jeediyeen gudiga Maaliyadda Baarlamanaka.
Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Ra’isul-wasaare Kuxigeenka ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio Yuusuf Xaaji Aadan ayaa warbaahinta u sheegtay in Dhawaan loo yeeri doona safaardaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, kadib Markii dhawaan dib u habeyn lagu sameeyay shaqaalihii hoose ee wasaarada uga howlgali jiray safaaradaha dibada kuwaas oo gudaha wadanka lagu soo xareeyay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in wasaaradu ay dadaal ugu jirto sii deynlahaa Soomaalida ku xirxiran xabsiyada Dalalka Caalamka.
Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi oo Habeenimadii Xalay ahayd Soo gaaray Magaalada Khartoum ee Caasimadda Dalka Sudan ayaa Maanta Barqanimadii la Kulmay Wasiirka Difaaca Dowladda Sudan Mudane C/raxmaan Xasan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Magaalada Khartoum kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan.
Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban 6 xubnood ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Muqdisho , iyagoo ka qeyb-galaya kulanka 13aad Doha ( Doha Forum) oo loogaga doodi doono kacdoonada isbadalka dhaliyay ee wadamada carbeed. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Somaaliya oo maanta u ambabaxay dalka Qatar.
Posted on May 20, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa saakay aad u kacsan xaaladda magaalada Muqdisho, kaddib markii xalay Hoobiyayaal lagu weeraray xarumaha Degmada X/Weyne, xabsiga dhexe, Bacadlaha iyo xarunta gobolka Banaadir, iyadoo hoobiyeyaashaas la sheegayo inay geysteen qasaarooyin aan ilaa iyo iminka la xaqiijin inta ay la’eg yihiin. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hoobiyayaal xalay lagu weeraray Xarumo ka tirsan Gobolka Banaadir.