Posted on May 19, 2013 by SomaliSwiss
Daawo Video-ga iyo muuqaalkii u dambeeyay quruxda iyo horumarka ka muuqanaya xilligaan caasimadda Hargeysa oo ku dayasho mudan. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA.
Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq, Yusuf Garabey | Comments Off on Daawo Muuqaalka Hargeysa iyo Maanta 2013.
Posted on May 19, 2013 by SomaliSwiss
Mudane Iimaan Nuur Iikar oo ah Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka Banaadir dhinaca Maaliyada ayaa waxa uu xasuusiyay Shacabka ku nool degmooyinka gobolka mudadii dheereyd ee la soo dhaafay iyo Horumar la’aanta ka jirtay gobolka, maadama xiligan la guda-galay jawi cusub oo Horseeday inay yimaadaan mashaariic farabadan oo u baahan laga faa’iideysto. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Bulshada reer Muqdisho oo Maamulka gobolka Banaadir ugu baaqay inay ka faa’iideystaan mashaariicda ka socoto caasimada dalka.
Posted on May 19, 2013 by SomaliSwiss
Degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu soo rogay bandow billaabanaya 5:00 gallabnimo kaasoo soconaya illaa aroorta hore ee maalinta xigta, waxaana bandowgan lagu sheegay inuu yahay mid lagu adkeynayo ammaanka degmada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe oo Bandow lagu soo rogay