Wafdi ka socda IGAD oo maanta tegi doono Magaalada Kismaayo si ay u ku indho-indheynayaan xaaladda ka jirta magaaladaas.

kismaayo1Wafdigii ka socday Urur-goboleedka IGAD ee ku sugnaa Muqdisho ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ay ka billaabi doonaan howl ay ku indho-indheynayaan xaaladda ka jirta magaaladaas. Continue reading

AMSIOM oo muujisay mowqifka ay ka taagan yihiin maamullada looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.

Amisom Col_-XaamudMadaxda Sare ee Ciidamada AMISOM ayaa muujisay mowqifka ay ka taagan yihiin maamullada looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo u muuqda inay iska soo horjeedaan. Continue reading

%d bloggers like this: