Hay’adda Xuquuda Aadanaha (Amnesty International) oo Denmark uga digtay dib u celinta qaxooti soomaaliyeed.

Amnesty InternationalTelefeeshinka Aljazeera ayaa sheegaya in Hay’adda Xuquuda Aadanaha (Amnesty International) ay uga digtay dowladda Denmark qoorshaha dib u celinta qaxooti soomaaliyeed. Continue reading

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo manta yimid Muqdisho.

Raiisal-wasaare SaacidRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa kulan la qaatay wafti ka socda Urur goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee ugu danbeeyey booqasho ku joogay magaalada Muqdisho. Continue reading

Wufdi ka socda Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqasho ku yimid Caasamadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Barlamaanka CarabtaMagaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta  soo gaaray wafdi ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta.

Wafdiga ka socda Jaamacadda Carabta waxaa hogaaminayey gudoomiyaha Baarlamanada Jaamacada Carabta Sayid Maxamed Axmed Zarwaan. Continue reading

Laba Haween Soomaali ah oo maxkamad Maraykanka ku taala xukun adag ku riday.

Haween la xukumayLaba Haween muwaadiniin Soomaali ah ayaa Maxkamada ku taala Minneapolis Maraykanka oo xukuno adag ku rida, labadaas haeen oo Soomaali ah ayaa waxaa lagu eedeeyay inay dhaqaale ururin u sameeyeen Xarakadda Al-Shabab. Continue reading

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaliya oo maanta caddeeyey in Gobollada Jubooyinka ay ka talin Karin koox Jabhad qabiil ah oo hubeysan.

wasiirka gudahaWasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in wafdi maalmo ka hor ay u direen magaalada Kismaayo inay ku amreen inay dib ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho. Continue reading

Sh. Xasan Daahir oo Caddeeyey in gudaha Xarakada Al-shabaab uu ka jiro khilaafka aan qarsooneyn…

Sheikh Xasan Daahir AweysSheikh Xasan Daahir Aweys oo ahaan jray Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan ayaa Caddeeyy in qilaafka xooggan uu ka dhaxeeyo horjoogeyaasha maleeshiyadda Al-shabaab uu yahay mid cirka isku shareeray isla markaana loo baahan yahay in shacabka la ogeysiiyo in uu jiro qilaaf xoog leh. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: