Madaxweeyne Xasan Sheekh oo ka Gudoomay Warqaddii Aqoonsiga Safiirka Cusub ee Dalka Koonfurta Kuuriya

Safiirka KoreaMadaxweeynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee dowladda koonfurta Kuuriya ay usoo dirsatay Soomaaliya Mr. Kim Chan Woo. Continue reading

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in Maamullada Kismaayo looga dhawaaqay ay yihiin kuwo ku abuuraya Shacabka Jubbooyinka Ammaan darro.

Somalia logoDowladda Somalia oo warsaxaafadeed soo saartay maanta ayaa ku tilmaantay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo inuu yahay mid lagu marin habaabinayo shacabka, isla markaana ah ka horimaanaya dastuurka.
Warasaxaafadeedka ayaa lagu yiri: Continue reading

%d bloggers like this: