Sheekh Axmed Madoobe oo loo doortay Madaxweeynenimo maamul goboleedka Jubbaland.

Axmed MadoobeWaxaa maanta xarunta Jaamacadda Kismaayo ka dhacday doorashada Madaxweeynenimo ee maamul goboleedka Jubbaland, waxaana doorashadani ku tartamayay ku dhawaad ilaa 3 Musharax oo u taagnaa xilka Madaxweeynenimo ee dowlad goboleedka Jubbaland. Continue reading

Ra’iisul-wisaaraha dalka Soomaalia oo hambalyo u diray dhamaan dhalinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

???????????????????????????????Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada federaaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta halbalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed, wuxuuna ugu hambalyeeyey munaasabada 15 Meey ee maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed. Continue reading

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo maanta loogu dabaaldegaya dalka Soomaaliya oo dhan.

SYL1Waxaa maanta Soomaalidu meelksta ay joogto u dabaaldegaysaa Munaasabaddo lagu xusayo maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15ka-May oo ku beegan sanad guurradii 70-aad ee kasoo wareegatay Aas aaskii Ururkii SYL waxaa meelo badan oo ka mid ah dalka ka soconaya munaasabado lagu weyneynayo maalinta 15ka-May. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: