Posted on May 14, 2013 by SomaliSwiss
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta ka qaybgalay kulan looga hadlayay mideynta gargaarka deeq-bixiyeyaasha (New Deal Process), Muane Saacid wuxuu halkaas ka jeediyay khudbad ku saabsan qiimaha ay leedahay mideynta deeqaha. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’iisul-Wasaare Saacid oo maanta ka qaybgalay munaasabad looga hadlayay mideynta gargaarka deeq-bixiyeyaasha caalmaka.
Posted on May 14, 2013 by SomaliSwiss
Xarakada Al-shabaab ayaa addeysay inay dagaal kula jirtay dowladda Soomaaliya iyo AMISOM sidaas darteed ay xoojinayso dagaallada ay kula jirto ciidamadan, waxaana ay ka hadleen ciidamadii AMISOM ee lagu dilay gudaha Soomaaliya.
Sheekh C/casiis Abuu-Muscab oo ah Afhayeenka howgallada ee Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarakada Al-shabaab oo sheegtay tirada Ciidamada AMISOM looga dilay Soomaaliya kuna Hanjabtay dagaallo kale
Posted on May 14, 2013 by SomaliSwiss
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon ayaa ka digay khataro hor leh oo ka timaada kooxaha Alqaaida.iyo Al-Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Banki Moon oo ka digay khatar hor leh ee uga imaan karta Caalamaka argagixisada.
Posted on May 14, 2013 by SomaliSwiss
War ay soo saartay Maxkamada ku taala dalka Mareykanka ayaa shaagaya in xukun ku ridday dhalinyaro Soomaali ah kadib markii lagu helay iney taageero u raadinayeen argagixisada Shabaab. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dhalinyaro Soomaali ah oo Maxkamad ku taala dalka Mareykanka xukun ku ridday
You must be logged in to post a comment.