Posted on May 13, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Xasan Shikh Maxamauud ayaa sheegay in Lacagaha loogu yaboohay Soomaaliya Shirkii ka dhacay Magaladda London aysan soo mari doonin hay’ado oo ay leeyihiin Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha DF Soomaaliya oo sheegay in Lacagaha loogu yaboohay Soomaaliya Shirkii London la gaarsiin doonaan Shacabka Soomaaliyeed Gobaladda Dalka.
Posted on May 13, 2013 by SomaliSwiss
Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Amniga Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa Shaaca Ka qaaday in Gacanta Lagu dhigay Raashin La Masuq Maasuqay Kaasi oo Loogu Tala galay dadka Ku tabaaleysan Gobolka Shabeelaha Hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Amniga Baarlamaanka oo Shaaciyay in Gacanta Lagu dhigay Raashin La Musuq Maasuqay.
Posted on May 13, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay dhowaan dib u howl gelineyso Diyaaradii Somali Airlines 22-sano kadib, si ay qeyb uga noqoto shirkadaha diyaaradaha caalamka ee duulimaayada caalamiga ku taga caalamka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo sheegay inay wadaan qorshayaal dib loogu howl gelinayo Shirkadii Diyardaha Somali Airline.
You must be logged in to post a comment.