Posted on May 12, 2013 by SomaliSwiss
Ergeyga gaarka ah ee midowga africa u qaabislan arimaha Somaliya Mahamat Saleh Annadif ayaa ugu baaqay qurbo joogta Somalida ee dibada ku nool in ay xoojiyaan ka qeyb galkooda ku aadan dib u dhiska dalka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Midowga Africa oo qurbo joogta Soomaalida ugu baaqay inay ka qeyb galaan dib u dhiska dalkooda
Posted on May 12, 2013 by SomaliSwiss
Dowladda Sudan ayaa Soomaaliya ugu deeqday hal milyan oo Euro si ay uga qayb gasho barnaamijka  dib loogu dhisaayo dalka Soomaaliya oo dhawaan Wadamada Caalamka ku go’aansadeen shirkii lagu soo bandhigayey baahida Soomaaliya ee lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Sudan oo ugu Deeqday hal milyan oo Euro Barnaamijka dib u dhiska Soomaaliya.