Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo maanta si rasmi ah ula Wareegay Xilka taliska Booliska.

???????????????????????????????Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Somalia Jen. C/kariin Daahir Siciid (Saacid) oo toddobaad ka hor loo magacaabay Xilka taliska Booliska Soomaaliyeed. ayaa si rasmi ah maanta ula wareegay xilkiisa, waxaana xafladdii lagu wareejinayay xilka ka qayb galay ra’iisal wasaaraha Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), guddoomiya maxkamadda sare, Avv. Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf iyo wasiirka arrimaha guddaha iyo ammaanka Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed. Continue reading

Hay’adda OCHA oo Sheegtay in deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya ay ka da’een Roobab Mihigaan oo khasaare geystay.

DaadadHay’adda OCHA oo isku-dubaridka gargaarka bani’aadamnimo u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya ay ka da’een Roobab Mihigaan oo khasaare geystay waxaana lagu soo warramayaa in daadadka roobkaas ay dileen 7caruur ah, 50,000 oo kalena ku qasbay inay guryahooda ka barakaac, waxaa kaloo dadadkaas ay ku baaba’een 6,400 oo hektar oo dhul-beereed ah. Continue reading

%d bloggers like this: