Ku-xigeenka Xog’hayaha guud ee Q,M oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheikh uu doonayo in Soomaaliya oo dhan la gaarsiiyo nidaamka dawladnimo.

General Jan EliassonKu-xigeenka Xog’hayaha guud ee Q,M Jan Eliasson oo soo saaray War saxaafadeed wuxuu ku sheegay in beesha caalamka looga fadhiyo taageero rasmi ah oo lagu taageerayo dawlada Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Max’ud. Continue reading

Wasiirka arrimaha dibbadda dawlada Qatar oo ku dhawaaqay in Dawladdiisa ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 18 million oo Dollar.

Minister of State for Foreign Affairs  QatarWasiirka arrimaha dibbadda dawlada Qatar Dr. Khalid Bin Max’ed Al Attiyax ayaa ku dhawaaqay in dawladiisu ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 18 million oo Dollar si ay uga qabato dhibaatooyinka mudada dheer dalka ka jirtay. Continue reading

Qaramada Midoobay oo sheegtay in AMISOM ay Soomaaliya looga dilay Ciidamo aad u badan

Ciidamada Amisom.jpg1Ku xigeenka xog’hayaha guud ee Q,M Jan Eliasson ayaa shir jaraa’id oo uu saxaafadda ugu qabtay magaalada New York waxaa uu sheegay in ciidamo ay tiradoodu ka badan tahay 3,000 oo askari ay ururka Midawga Africa uga geeriyoodeen gudaha Soomaaliya intii ay ku jireen dagaalka ka dhanka ah Xarakadda Al-Shabab. Continue reading

%d bloggers like this: