Posted on May 9, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku sugan magaalada London ee dalka Britain ayaa shaaca ka qaaday inuu qorsheynayo sidii uu wadahadallo ula furi lahaa mucaaradka dalkiisa, waxaana hadalka Madaxweynaha ka jawaabay kooxaha mucaaradka ah. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo shaaca ka qaaday in Mucaaradka dalkiisa uu Wadahadallo la galaayo.
Posted on May 9, 2013 by SomaliSwiss
Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo ah Wasiirka gaashaandhigga Dalka Soomaaliya, kana mid ahaa wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee haatan ku sugan London ayaa caddeeyey inay hakad galeen dagaalladii lagula jiray Al-shabaab kaddib markii ay dowladda Soomaaliya iibsan wayday hub ay kula dagaalanto. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Caddeeyey in dagaalladii lagula jiray Al-shabaab ay hakad galeen