Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo ka hadlay Qorshaha Dowladdiisa ee la xiriira Arrimaha Amniga, Cadaaladda iyo Habeynta Dhaqaalaha.

IMG_0380Ra’iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka hadlay qorshayaasha xukuumaddiisa ee dhinacyada sugidda ammaanka, cadaaladda iyo dib u habeynta dhaqaalaha dalka isagoo xusay in dowladdu ay xoogga saari doonto hirgelinta qodobbadan oo dhan. Continue reading

Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Soomaalida ee ka dhacay Magaalada London.

shirka-london.jpg3Shirka Soomaaliya wuxuu ka dhacay Lancaster House 7 Maajo 2013, waxaa si wadajir ah u martigeliyay Boqortooyada Ingiriiska iyo Soomaaliya, waxaana ka soo qayb-galay konton-iyo-afar saaxiibada iyo shariikyada Soomaaliya ah. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: