Ra’iisul wasaaraha DF Soomaaliya oo kahadlay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho.

Raiisalwasaare SaacidRa’iisul wasaaraha DF Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa ka hadlay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay fal argagaxiso oo lagu gumaaday dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Continue reading

Wasiirka u qaabilsan arimaha afrika oo sheegay in Shirka oo ka dhici doono London uu Soomaalidu u yahay fursad cusub …..

Mark_SimmondsWasiirka wasarada arimaha dibada dowladda Britain ugu qaabilsan arimaha afrika Mark Simonds ayaa sheegay in shirka Somalia ee ka dhici doono magaalada London ee casimada wadanka Britain uu yahay fursad cusub oo lagu xoojinayo awooda dowladda Soomaaliya iyo xaqiijinta nabadgalyada iyo xasiloonida wadanka Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: