Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho oo Geystay Khasaare xooggan

Qarax.jpg4War goor-dhaweyd naga soo gaaray Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta Barqadnimadii uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaari laga lahaa Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya, gaadiidkaas  ay wateen howlwadeenno ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo dad marti u ahaa Dowladda Soomaliya. Continue reading

Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay dalka Britain si uu uga qayb galo Shirka ka dhici doono London.

Somali President KenyaWafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta u ambabaxay dalka Britain si uu uga qayb galo Shirka ka dhici doono London waxaana lagu wadaa inay maanta gaaraan magaalada London ee dalka Britain halkaasoo uu ka furmi doono shir looga hadlayo Soomaaliya maalinta Salaasadaha ah ee soo socota. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: