Jaaliyadaha Soomaalida ee waddanka Switzerland oo Xaflad soo dhaweeyn ah u sameeyeen Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Banaadir.

IMG_0351Waxaa Xalay lagu qabtay magaalada San Gallan ee Kantonka Bariga Swiiska Xaflad lagu soo dhaweynayey Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Mohamud Ahmed Nur ( Tarsan). Continue reading

Waddooyinkii magaalada Muqdisho Maalmahan u xirnaayeen arrimo la xiriira Ammaanka oo maanta dib loo furay.

Muqdisho Km4Maanta oo ah Sabti waxaa dib loo furay Waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho, kaddib afar maalmood oo ay u xirnaayeen arrimo la xiriira ammaanka, waxaana waddooyinkaas dib uga billlaabmay isu socodka gaadiidka dadweynaha. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: