Golaha amaanka ee QM oo ansixiyay hawlgal cusub oo laga fulinaayo dalka Soomaaliya.

UN_new_yorkGolaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa go’aan ku gaaray qorshe looga taageerayo dawladda Soomaaliya, taas oo la xiriirta  arrimaha amaanka, dib u dhiska iyo ka hor-tagista Xad-gudubyada iyo tacadiyada bini’aadanimada ee ka dhacaya dalka Soomaaliya. Continue reading

Shirkii 43-aad ee St. Gallen Symposium oo maanta ka furmay wadanka Switzerland.

TARSAN SHIRKA SWITZERLANDShirka 43-aad ee loogu magac daray St. Gallen Symposium oo ay kasoo qeyb galeen madax aad u fara badan oo isugu jirtay ganacsato iyo siyaasiyiin gaarayay illaa 600 oo qof oo ka kala yimid illaa 60 dal oo kamid ah caalamka, isla markaana wadanka Soomaaliya loogu marti qaaday gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalad Maxamud A. Nuur Tarsan ayaa maanta si toos ah waxaa uu uga furmat magaalada St. Gallen ee wadanka Switzerland. Continue reading

%d bloggers like this: