Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta u ambabaxay dalka Ethiopia.

Madaxweyne Xasan  Dib MuqdishoWafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha  J.F ee Soomaaliya Mudane Xasan Shieikh ayaa u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Ethiopia halkaas oo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka wadamada IGAD. Continue reading

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya oo ansixiyay taliyeyaasha amniga iyo qorshaha maamulka maaliyada dalka.

Goloha WasiiradaShirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaaliga ah ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayay maanta ku gorfeeyay dib u habaynta maamulka maaliyadda, waxayna asnixiyeen magacaabista taliyayaha Nabad Sugida Qaranka Jen. Bashiir Maxamed Jaamac iyo Taliyada Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdixakiin Daahir Saciid “Saacid”. Continue reading

Madaxweynaha Soomaaliya oo Golaha Baarlamaanka ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayey Ammaanka Dalka, Shirka Kismaayo iyo Shirka London

???????????????????????????????Madaxweynaha    Somaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Golaha Baarlamaanka ka jeediyay khudbad uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, ammaanka Dalaka iyo waddooyinka xiran, shirka maamul u sameynta Jubbooyinka iyo shirka ka furmaya toddobada May 2013ka magaalada London ee dalka Britain. Continue reading

<span>%d</span> bloggers like this: