Posted on May 1, 2013 by SomaliSwiss
Mrs  Catherine Ashton oo ah Madaxa siyaasada arimaha Dibadda Ururka Midowga Yurub ayaa  kasoo saartay xafiiskeeda Magaalada Brussels ee dalka Belgiumka warsaxaafadeed ay bogaadineyso Dowladda Federaalka  Soomaaliya hananaka ay u soo ceshaneyso xiriirkii dibadda ee horay uda lumay.dalka Soomaaliya. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxa siyaasada Ururka Midawga Yurub oo Soomaaliya ku amaantay soo celinta xiriirkii dibadda.
Posted on May 1, 2013 by SomaliSwiss
Maanta waa maalintii labaad ee ammaanka magaalada Muqdisho si aad ah loo adkeeyay, waxaana xiran jidadka Muqdisho intooda badan, taasoo ay ma’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir ay shegeen in Xarakada Al-shabaab ay doonayaan inay falal argagaxiso ka geysato magaalada Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo labaad si aad ah loo adkeeyay Ammaankeeda.
Posted on May 1, 2013 by SomaliSwiss
Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa ku goodisay in loo aargudi doono 13-kii qof ee shalay lagu xasuuqay duleedka Boosaaso ee maamul goboleed Puntland, wuxuuna arrintaas ku tilmaamay fal xasuuq ah ee loo geystay dad aan waxba galabsan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Afhayeenka Al-shabaab oo sheegay in loo Aar-gudi doono dadkii lagu xasuuqay Duleedka Magaalada Boosaaso
Posted on May 1, 2013 by SomaliSwiss
War ay si wada jir ah ay u soo saareen Dowladaha Britain iyo Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya inay ku bixinayaan lacag gaaraysa 2milyan oo doollarka Mareykanka ah si looga hortago kufsiga loo geysanayo haweenka Soomaaliyeed, sidaas waxaa lagu sheegay warbixin ka soo baxday wasaaradda arrimaha dibadda Britain. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Dowladda Imaaraadka iyo Britain oo ku dhawaaqeen inay ku Bixinayaan Malaayiin Dollar ka hortagga kufsiga Haweenka Soomaaliyeed
You must be logged in to post a comment.