Posted on April 30, 2013 by SomaliSwiss
Saakey Aroornimadii hore waxaa dadka magaalada Muqdisho ku soo tooseen iyadoo wadooyinka Muqdisho intooda badan ay xiran yihiin, islamarkaana aysan isticmaali karin gaadiidka nooc kasta oo uu ahaado aan ka ahayn gawaarida Ciidamada Dowladda. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Magaalada Muqdisho oo saakay Ciidamada Dowladda xireen Wadooyinka waaweyn.
Posted on April 30, 2013 by SomaliSwiss
Ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab ayaa tababar loogu soo xiray deegaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose, waxaana tababarkaasi bixinaayey  saraakiil ka rirsan Al-Shabaab,sidoo kale  tababarkaasi wuxuu ka soconaayay deegaano ku yaala duleedka degmada Baraawe oo ka tirsan gobolka Sh/hoose. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo maanta dhoolatus ka sameeyey deegaanno ka tirsan gobolka Sh/hoose
Posted on April 30, 2013 by SomaliSwiss
Abaartii ku dhufatay dalka Soomaaliya Sanadkii 2011ka ayaa la sheegay inay ku dhinteen dad gaaraya 260,000 oo qof oo u badan caruur  da‘doodu ka hoosayso shan sano iyo haween u badan. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wakaaladda wararka AP oo warbixin ka soo saartay Macluushii ka dhacday dalka Soomaaliya Sanadkii 2011ka ….
You must be logged in to post a comment.