Posted on April 29, 2013 by SomaliSwiss
Mr. Tedros Adhanom oo ah  Wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia ayaa kulamo kula qaatay magaalada Newyork kaaliyaha xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arimaha siyaasada Jeffrey Feltman, waxayna ka wada hadleen xaaladda siyaasadeed iyo amaan ee dalka Soomaaliya . Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arimaha dibada Ethiopia oo kulamo kula qaatay magaalada New York kaaliyaha xog-hayaha guud ee QM ee arimaha siyaasada Jeffrey Feltman.
Posted on April 29, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay casho sharaf Xalay loogu sameeyay Madaxtooyada Garoowe ee Puntland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya oo Xalay casho sharaf loogu sameeyay magaalada Garoowe.
Posted on April 29, 2013 by SomaliSwiss
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Iyo Wafdi uu hogaaminayey ayaa gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, waxayna wafdiu caawa u gudbi doonaan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdi uu Hogaaminayey Oo Gaaray Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga.
You must be logged in to post a comment.