Posted on April 27, 2013 by SomaliSwiss
Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar kooban oo shaqo ku tagay magaalada Mombasa ee dalka Kenya; halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweynaha Somalia oo Maanta kula kulmay Dhiggiisa Kenya Magaalada Mombasa.
Posted on April 27, 2013 by SomaliSwiss
Hay’adda Q,M u qaabilsdan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa warbixin ay soo saartay lagu  sheegtay in sanadkaan ay yimaadeen dalka Yemen inka badan 30- kun oo tahriibayaal Soomali ah, kadib markii ay ka soo gudbeen biyaha u dhaxeeya Soomaaliya iyo Yemen. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Hay’adda UNHCR oo sheegtay in sanadkaan ay yimaadeen dalka Yemen inka badan 30- kun oo tahriibayaal Soomali ah
Posted on April 27, 2013 by SomaliSwiss
Waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa waxaa kasoo baxay War saxaafadeedka lagu sheegay in dawlada Maraykanka ay taageerayso midnimada Soomaaliya iyo sii socoshada wada hadalada u dhaxeeya madaxda dawlada Soomaaliya iyo Somaliland. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka oo si cad ugu sheegtay Somaliland in Mareykanku uu taageerayo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed.
Posted on April 27, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saakay u amabaxay dalka Kenya, halkaas oo la sheegay in magaalada Mombassa uu kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay aroortii hore u Amabaxayay Magaalada Mombassa ee dalka Kenya
You must be logged in to post a comment.