WARGELIN:- Caasumad lagu Soo Dhaweeynayo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir.

Tarsan.jpg2Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalkan Switzerland inuu imaan doona Dalkan Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Mohamud Ahmed Nur ( Tarsan).

Sidaas darteed waxaa Jaliyadaha  si xushmad iyo Qaderin mudan Looga Casumayaa inay ka  Soo  qayb galaan soo dhaweeynta iyo la kulanka Duqa magaalada Muqdisho.

Kulanka oo Qabanqaabadiisa ay wadaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Kantonada St.Galen iyo Zürich ee dalka Switzerland.

Kulankan ayaa lagu wadaa in warbixin looga dhageysto Gudoomiyaha  Gobolka Banaadir oo marti ku ah dalkan Switzerland.

Haddaba kulanka wuxuu dhacayaa:

– Maalin Sabti ah oo ay  Taariikhdu tahay 04. Mai 2013ka.

– Waqtiga uu dhacayo waa: 14.30.  Ilaa 20.00

– Goobta uu ka dhacayo  waa: Restaurant Adler.

– Addereeka waa: Georgenstrasse 84,  9000 St. Gallen

Ka soo qeeebgal wacan,

FIIRO GAAR AH: Wixii  Faahfaahin ah kala soo xiriir  Layla Qanyare  Natel: 078 755 75 28  iyo Mustaf Bashir Gobdon 079.7983805

Somaliswiss     Zürich

Somaliswiss@hotmail.com

%d bloggers like this: