Posted on April 22, 2013 by SomaliSwiss
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo weydiiyay wasiirka gaashaandhigga Somalia, C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyadoo kulanka maanta uu shir-guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Baarlamaanka Somalia oo Maanta Su’aalo Weydiiyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Posted on April 22, 2013 by SomaliSwiss
Mudane Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ayaa shaaciyay in nalalka ku shaqeeya cadceedda ee la gelinayo waddooyinka Muqdisho ay qayb weyn ka qaadanayaan sugidda amniga iyo horumarka ganacsiga xarunta Soomaaliya ee Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Shaaciyay in Nalalka la gelinayo Jidadka Muqdisho ay Qayb ka Qaadanayaan Sugidda Ammaanka.
Posted on April 22, 2013 by SomaliSwiss

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA QEYBTAHA 3-4-AAD Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on MUSALSAL CUSUB XAASKA AFARAAD QEYBAHA 3-4-aad.
You must be logged in to post a comment.