Posted on April 21, 2013 by SomaliSwiss
Shirkii madaxda wadmada Africa uga socday dalka Ethiopia loogana hadlayay Arrimo ay ka mid yihiin argagixisada iyo burbad badeeda ayaa lagu wadaa in Maanta la soo gebagebeeynayo. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Shirkii madaxda wadamada Afrika uga socday dalka Ethiopia oo maanta la soo gebagebeeyey.
Posted on April 21, 2013 by SomaliSwiss
Waxaa xalay Dab ka kacay dhismaha xarunta Warshada Isbuuryada Mubaarak oo ku taala degmada Heliwaa ee G/Banaadir, dabkaas oo geystay qasaare maaliyadeed. Lama soo sheegin  cid wax ku noqotay dabkaasi, laakin sida lagu soo warramay dabku wuxuu baaba’ay hanti iyo qalabkii warshada. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Xarunta Warshada Isbuunyada Mubaarak ee Muqdisho oo xalay dab ka kacay uu geystay qasaare maaliyadeed.
Posted on April 21, 2013 by SomaliSwiss
Mudane C/kariin Xiseen Guuleed oo ah Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka hortagoyo mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya si uu uga jawaabo su’aalo ku saabsan Waxqabadka wasaaradiisa, taas oo ay mudanaashu Codsadeen goor hore inuu horyimaado Golaha barlamaanka. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka oo maanta Mudanayaasha Baarlamanka ay su’aalo weydiin doonaan.
You must be logged in to post a comment.