Posted on April 20, 2013 by SomaliSwiss
Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wasiirrada ka mid ah Xukuumadiisa ayaa maanta hortagaya golaha Barlamaanka Soomaaliya halkaasoo su’aalo lagu weydiin doono. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirro ka tirsan xukuumadiisa oo hortagay Golaha Baarlamaanka.
Posted on April 20, 2013 by SomaliSwiss
Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in toddobaadkan ay ka howlgelayaan Muqdisho ciidammo si gaar ah u tababaran oo loogu talogalay inay sugaan ammaanka Muqdisho. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka oo sheegay in Muqdisho ay ka howlgelayaan toddobaadkan ciidammo gaar ah.
Posted on April 20, 2013 by SomaliSwiss
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Baxar-daar ee dalka Itoobiya, wuxuuna halkaas uga qaybgalayaa furitaanka shirka looga hadlayo ammaanka Qaaradda Afrika. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on Madaxweyne Xasan oo Qaybgalaya shir looga hadlayo Ammaanka Qaaradda Afrika oo lagu qabtay Dalka Itoobiya.
You must be logged in to post a comment.