Waaxda Socdaalka Soomaaliya oo qabatay dad doonayey inay ku dhoofaan Baasabooro aan laheyn.

gaafoowGaroonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay rag Soomaali ah oo wata Baasabooro ajnabi ah oo aanay lahayn, kuwaasi oo doonayay inay ka dhoofaan garoonka diyaaradaha, waxaana haatan ku socdo baaritaano la xariira Baasaboorada ay wataan. Continue reading

Webiga Shabelle oo meelo badan ku soo fatahay iyo baaq loo soo jeediyey dowlada iyo hey’adaha Samafalka…

???????????????????????????????Webiga Shabeelle ayaa ku soo fatahay meelo badan oo ka tirsan goballada uu soo maro, hase ahaatee Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ugu baaqay dowladda Federalka iyo hay’adaha Samafalka iney wax ka qabtaan fataahada uu Webiga ka sameeyo deegaano hoostaga Gobolka, kaasoo hakad geliyey isku socodka dadka iyo gaadiidka deegaanadaasi. Continue reading

Uganda Appeals to U.S. for Army Support

Uganda Army.jpg1The chief of the newly established civil military operation (CMO) affairs force in the UPDF Col. Moses Ddiba Ssentongo has called for support to establish a centre of excellence training academy of the CMO cadres. Continue reading

Dowladda Maraykanka oo tababaro dheeraad ah siin doonto Ciidamada Uganda ee ka howlgalaaya Soomaaliya.

Africa US Military UgandaWargayska ka soo baxa dalka Uganda ee lagu magacaabo New Vision ayaa Dowladda Maraykanka oo tababaro dheeraad ah siin doono Ciidamada Uganda ee ka howlgalaaya Soomaaliya. Continue reading

%d bloggers like this: