MA MUQDISHAA MISE MAGAALA KALE MEESHAN.

530Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa bilihii ugu danbeeyay ka bilowday dib u dhis xoogan, sidoo kale waxaa magaalada kusoo qul qulaya maalinba maalinta ka danbeysa dad aad u badan, kuwaas oo dhowr iyo labaatan sano wadanka ka maqnaa. HOOS KA DAAWO SAWIRADA OO BADAN Continue reading

Ra’iisul Wasaare Erdogan oo Rajo fiican ka bixiyay in Soomaaliya iyo Somaaliland ay mar kale dib u midoobi doonaan.

erdogonRa’iisul wasaaraha dalka Turkiga Recep Tayip Erdogan oo dalkiisu marti-galiyay wadahadalladii dhawaan dhexmaray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Soomaaliland, Xassan Sheekh Maxamuud iyo Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa niyad sami ka muujiyay wadahadalladaas. Continue reading

Munaasabad lagu sagootinayey Booliis Soomaali ah oo tababar loo xiray oo xalay lagu qabtay caasimadda Dalka Jabuuti.

Somali Police1Munaasabad lagu sagootinayey in ka badan 200 Askari oo ka mid ah Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay xerada Nagaar ee ku taala duleedka magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti. Continue reading

Madaxweyne Soomaaliya oo ku amaray hay’adaha Amniga inay adkeeyaan amniga Dalka, gaar ahaan Xarumaha Gasroorka iyo kuwa Dowladda.

Madaxweyne Hassan-SheikhMadaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay adkeynta amaanka guud ee dalka, gaar ahaan xarumaha garsoorka dalka, iyadoo madaxweynaha uu sidoo kale ku adkeeyay saraakiisha amniga in baaritaannada weerarkii Axaddii laga soo saaro natiijo lagu qanci karo. Continue reading

%d bloggers like this: