Xuseen Shire oo wareysi uu bixiyay ku eedeeyay Mustafe Kika & Fannaaniin Kale Hees Lagu Dhacay oo Lagu Magacaabo Luul Ama Ruun.

XUSEEN SHIRE

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA WAREYSIGA Continue reading

Qaraxyo waaweyn oo ay ku waxyeeloobay dad badan oo ka dhacay magaalada Boston ee dalka Mareykanka.

BostonWaxaa Magaalada Boston ee Dalka Mareykanka ka dhacay Qaraxyo waaweyn oo ay ku dhinteen ugu yaraan saddex qof ilaa 151 qof oo kalena ay dhaawacmeen kuwaas oo ku waxyeeloobay laba qarax oo ka dhacay magaalada Boston ee gobolka Massachusetts ee dalka Mareykanka. Continue reading

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo Cambaareeyay Weerarradii ka dhacay dorraat Magaalada Muqdisho.

UN_new_yorkKulan Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ku yeeshay xaruntooda New York ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii ka dhacay Muqdisho Axaddii kuwaasoo ay ku dhinteen in ka badan 30-qof ayna mas’uuliyadooda sheeegatay Al-Shabaab. Continue reading

%d bloggers like this: