Dowladda Britain oo cambaareysay weerarradii Muqdisho ka dhacay shalay sheegtayna inay Caawinayso Dowladda Soomaaliya.

william-hagueDowladda Britain ayaa cambaareysay weerarradii ismiidaamin ah ee Axaddii shalay ahayd ka dhacay magaalada Muqdisho oo salfaday nolosha in ka badan 33 qof, iyadoo sheegtay inay horay uga digtay weerarradan. Continue reading

%d bloggers like this: