Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay dabaal-degga sannadguuradii 53-aad ee ka soo wareegtay Aasaaskii ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Xuska CiidamadaMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan joogsan doonin dib u habeynta lagu sameynayo ciidamada xoogga dalka, sidoo kalena ay sii socon doonaan dagaallada lagula jiro Al-shababa inta dalka oo dhan laga saarayo. Continue reading

Ra’iisal Wasaare SAACID oo manta la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dalka Burundi.

R. SaacidRa’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa kulan gaar ah maanta la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dalka Burundi Terence Sinunguruza, waxayna labada mas’uul ka wada hadleen iskaashiga labada wadan, gaar ahaana ammaanka iyo horumarka. Continue reading

Shirka Wadamada ku bahoobay Ururka G8 oo ku baaqay in la taageero Soomaaliya.

G8Wasiirada arrimaha dibedda ee Wadamada lu bahoobay Ururka lagu magacaabo “G8“ ayaa ku baaqay in la taageero Soomaaliya waxayna soo dhoweeyeen horumarka muuqda ee ay dowladda Soomaaliya ka gaartay intii ay jirtay dhinaca siyaasadda, amaanka iyo xaalada bini’aadanimo. Continue reading

%d bloggers like this: