Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo la Kulmay Madaxweyne Yoweri Museveni iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Uganda.

UgandaRa’isal wasaaraha dalka Somalia, Cabdi Faarax Shirdoon oo booqasho ku malayey wadamada gees Afrika ayaa waxaa maalintii labaad uu ku sugan dalka Uganda, wuxuuna kulammo la yeeshay Madaxweyne Yoweri Museveni iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda ku nool.

Continue reading

%d bloggers like this: