Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia iyo Wafdigiisa oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Norway.

ImageGuddoomiyaha Golaha baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaaari) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga dalka Norway magaalada Oslo kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku nool, isagoo ku boorriyay inay kaalin muuqata ka qaataan dib u dhiska dalka iyo nabadeyntiisa. Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qayb galay Caleema-saarka Madaxweynaha Cusub ee Dalka Kenya, saakayna dib ugu soo laabtay dalkiisa.

Xasan  sheikhMadaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ahaa madaxdii ka qaybgalay caleemo-saarkii Uhuru Keyatta oo loo dhaariyay xilka madaxnimo ee Kenya ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha cusub ee Kenya, isagoo kala hadlay xiriirka labada dal iyo sidii loo xooji lahaa. Continue reading

%d bloggers like this: