KU HAY HAY ku hay meesha aan la rabo, waa heestii ugu dnabeysay oo muuqaal ah, waxaa ku luuqeyneysa ama qaadeysa xidigta horumarka weyn sameysay waqtiyadii ugu danbeeyay waa HANI UK oo sida magaceeda ka muuqda ah reer UK. HOOS KA DAAWO VIDEO-GA
KU HAY HAY ku hay meesha aan la rabo, waa heestii ugu dnabeysay oo muuqaal ah, waxaa ku luuqeyneysa ama qaadeysa xidigta horumarka weyn sameysay waqtiyadii ugu danbeeyay waa HANI UK oo sida magaceeda ka muuqda ah reer UK.
Heestan cusub waxaa ereyada u sameeyay Hurfa Ali Qeylo, laxanka heerka sare ahna waa Mustafa TT iyo Musiga wiilka dhalinyarada ah Mustafa Karama oo saaray Musik aad u kulul una dhadhan macaan.
Waxaa intaa dheer oo heesta dhadhan iyo qurux gooni ah u yeelay Fanaanada Hani UK qaabkeeda jilitaanka iyo Duubitaanka quruxda badan iyo farsamada ee Abdinasir Cirro iyo Yusuf Garabey.
Hadaanu nahay bahda Saxaafada SomaliSwiss waxaanu hambalyo leenahay dhamaan intii gacanta libaax ka geysatay soo bixidii heestan oo suurta geliyay in bulsha weynta Soomaaliyeed meel walba oo ay ku nooshahay halkooda ka daawadaan.
Halkan hoose ka daawo heesta KU HAY HAY
Fanaand: Hani UK
Ereyada: Hurfe Ali Qeylo.
Laxanka: Mustafa Titi
Musik: Mustafa Karama.
Video ama Kamera Abdinasir Cirro & Yusuf Garabey
Producer: Cirro.
Filed under: Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.