Experts wonder if military remembers lessons from Somalia affair.

Two Somali men sit on the runway at Belet Weyn, Somalia in 1992OTTAWA – The death of Shidane Arone at the hands of Canadian soldiers 20 years ago is often remembered as one of the darkest moments in Canadian military history. Continue reading

Wariye Amiin Yuusuf Khasaaro oo Daah furey in loo Gurmado Xabsiga Dhexe iyo Maxaabiista.

hawlgao-muq“Marnaba ma fileyn in Qoraalkii Amiin ka Qorey Xabsiga Dhexe uu kale  kulmayo Cannaan iyo Caga jugleyn,maxaa wacay Weriye waa Toosh u Shidan Shacabka,waana Qareen u dooda Dadka aan Codkooda la maqlin,Qalinkii Weriye Amiin wuxuu  Dhalay mire Siyaasadeed iyo mid Dhaqaale,waxaa Qoraalkaas ku toosey Dad ka Hurday wixii loo idmaday,wuxuuna  Badbaadiyay Naf qaali ah oo qiima badan,Wariyuhu waa Waardiyaha Noolaha iyo ma Noolaha ku Dhaqan Adduunka”. Continue reading

%d bloggers like this: