Xasan Sheikh, Saacid iyo Jawaari soo fiiriya Xabsiga Dhexe.

Xasan Shiikh , Saacid iyo JawaariKoox Wariyayaal ah oo Dhawaan Booqatey Xabsiga Dhex  si ay u soo ogaadaan Nolosha Maxaabista halkaa ku jirta waxayna si gaar ah u Daneynayeen Xaalada Wariye Cabdicasiis Koronto oo dhawaan Maxakamada Racfaanka Ku Xukuntey Lix Bilood oo Xariga ah markii uu wareystey Haweeney lSheegatey in la Kufsadey wuxuuna Taliyihii Xabsiga si weyn u soo dhaweeyey  Wariyaayshaasi  ka dib waxaa uu u gudbiyey Xafiiskiisii waxaana Dhex martey Sheekadaan. Continue reading

%d bloggers like this: