Fanaaniinta Soomaaliyeed, Suxufiyiinta, Ciyaartoyda Qaranka iyo Taageera-yaal kale ayaa si weyn Magaalada London ugu soo dhaweeyay Fanaanka da’da yar ee Shiine Akhyaar oo ka mid ah, kooxda ku soo caan baxday Wadaniyadda ee fanaaniinta Waayaha Cusub oo dhowaan Ingiriiska soo gaarey.HOOS KA DAAWO SAWIRADA & VIDEO-GA XAFLADDA.
Shiine Akhyaar oo ka mid ah fanaaniinta dhallinta yar ee heesaha qaada, isla markaana ka qeyb qaata Jilitaanka filimada ayaa sidoo kale ah maamulaha laga daba dhacay ee Waayaha cusub oo lagu tilmaamo in kooxdaas iyo Qeylo-dhaan ay ka mid yihiin ciidamadii manaxeyaasha Al-Shabaab ka xoreeyey dalka, iyadoo saldhigoodu yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA XAFLADDAAS SAACADAHA SOO SOCDA.
NOW UNDER PROCESSÂ TO UPLOAD THE SERVER ……. PLEASE CHECK LATER
Fanaanka oo xaflad weyn loogu dhigay magaalada London ayay soo dhaweyntiisa ka soo qeyb galeen fanaaniin caan ah, suxufiyiinta reer London badankood, madaxda ururada nabadda iyo qabyaalad diidka iyo kuwa kale, saxaaibadiis iyo taageero yaal kale intaba.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA XAFLADDA
SomaliSwiss London
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.