Fanaaniin, Suxufiyiin iyo Ciyaartoyda Qaranka oo London xaflad ugu dhigay Kabiirka Waayaha cusub Shiine Akhyaar.

IMG_0358Fanaaniinta Soomaaliyeed, Suxufiyiinta, Ciyaartoyda Qaranka iyo Taageera-yaal kale ayaa si weyn Magaalada London ugu soo dhaweeyay Fanaanka da’da yar  ee Shiine Akhyaar oo ka mid ah,  kooxda ku soo caan baxday Wadaniyadda ee fanaaniinta Waayaha Cusub oo dhowaan Ingiriiska soo gaarey.HOOS KA DAAWO SAWIRADA & VIDEO-GA XAFLADDA. Continue reading

Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo Beri mar kale Dacwdooda ka Bilaaban doonto Maxakamada Racfaanka.

4Waxaa maanta Xarunta Soscensa ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta waxaana Kulankaasi Shir Gudoominayey Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Suleymaan Shiikh Ismaaciil (Barasatamol) waxaana Kulankaan looga arrinsanyey sidii Qaybaha kala duwan ee  Warbaahinta ay u soo Xulan lahaayeen Shan Xubnood oo ka soo Baaraandega Xeerka Saxaafadda ee Dhawaan Dowlada u qaybisey Qaybaha Warbaahinta,waxaana Shanta Xubnood loo  kala qaatey Idaacadaha Hal Xubin, Wargeysyada Hal Xubin, Web –Site Hal Xubin, Talefishin Hal Xubin iyo Nusoj Xubin. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

%d bloggers like this: