Fanaaniin, Suxufiyiin iyo Ciyaartoyda Qaranka oo London xaflad ugu dhigay Kabiirka Waayaha cusub Shiine Akhyaar.

IMG_0358Fanaaniinta Soomaaliyeed, Suxufiyiinta, Ciyaartoyda Qaranka iyo Taageera-yaal kale ayaa si weyn Magaalada London ugu soo dhaweeyay Fanaanka da’da yar  ee Shiine Akhyaar oo ka mid ah,  kooxda ku soo caan baxday Wadaniyadda ee fanaaniinta Waayaha Cusub oo dhowaan Ingiriiska soo gaarey.HOOS KA DAAWO SAWIRADA & VIDEO-GA XAFLADDA. Continue reading

Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo Beri mar kale Dacwdooda ka Bilaaban doonto Maxakamada Racfaanka.

4Waxaa maanta Xarunta Soscensa ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta waxaana Kulankaasi Shir Gudoominayey Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Suleymaan Shiikh Ismaaciil (Barasatamol) waxaana Kulankaan looga arrinsanyey sidii Qaybaha kala duwan ee  Warbaahinta ay u soo Xulan lahaayeen Shan Xubnood oo ka soo Baaraandega Xeerka Saxaafadda ee Dhawaan Dowlada u qaybisey Qaybaha Warbaahinta,waxaana Shanta Xubnood loo  kala qaatey Idaacadaha Hal Xubin, Wargeysyada Hal Xubin, Web –Site Hal Xubin, Talefishin Hal Xubin iyo Nusoj Xubin. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Fanaanka weyn ee Cawaale Aadan oo si toos ah u mucaaraday doorashadii ka dhacday dalka Djibouti.

fanaaniinta jabuutiFannaaniin iyo Siyaasiyiin fara badan oo jooga wadanka Canada ayaa si toos ah u mucaaraday, isla markaana sheegay in doorashadii ka dhacday dalka Djibouti ay afka u dhigteen xisbiga talada haya ee UMB. HOOS KA DAAWO VIDEO-YADA Continue reading

Female Somali National Army training in Beledweyne.

Female Somali National Army training in Beledweyne.Female Somali National Army (SNA) soldiers stand to attention at a training camp, where they are instructed by the Djiboutian contingent of the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in Belet Weyne, about 315 km (196 miles) from the capital Mogadishu, Continue reading

Somalia’s Shocking Response to a Rape Report.

Death sentence and detentions raise profile of rape in SomaliaA 27-year-old woman in Mogadishu who reported that government security forces raped her was convicted on criminal charges this month. The court also convicted a journalist who interviewed her. He is in prison; her term will start when she finishes breastfeeding her baby. Continue reading

Turkish Ministers to visit Somalia and Sudan.

turkish minister bekirTurkish Deputy Prime Minister Bekir Bozdag and Development Minister Cevdet Yilmaz will pay visits to Somalia and Sudan between February 22 and 24. Continue reading

Somalis using fake passports on Turkish airline.

Turkish_Airlines2013Somalis aided by human traffickers are using fake passports to board the Mogadishu-to-Istanbul flight as a way to flee to Europe, a Somali official and Turkish Airlines said. Continue reading

Xiriiriyaha Hay’adaha Dowladaha Switzerland iyo Soomaaliya oo Kormeer shaqo ku tagay Gobolka Sh/Hoose.

8Wafdi uu Hogaaminayey Xiriiriyaha Hay’adaha Dowladaha Switzerland iyo Soomaaliya Mustaf Bashiir Xaaji Goob-Doon ayaa Kormeer iyo howlo shaqo ku tagay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/hoose si ay u soo qiimeeyaan Xaaladda Nololeed ee dadka Gobolka Sh/hoose iyo qaabka ay u howlgalaan Hay’adaha Swiss-ka ee ka shaqeeya Magaalada Marka oo howlo Banni’aadannimo u haya dadka Degmadaasi. HOOS KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Addis oo farxad iyo sacab ku soo dhaweeyey gudoomiye Jawaari.

???????????????????????????????Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cismaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku sugnaayeen maalmahan dalka Ethiopia ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Addis Ababa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Addis. HOOS KA DAAWO SAWIRADA. Continue reading

Dowladda Holland oo maanta bilaabeysa in ay dalkeeda ka tarxiisho Soomaali fara badan oo wadankaasi ku noolaa.

somalie HollandDowladda Holland ayaa maanta bilaabeysa in ay u tarxiilaan dufcaddii ugu horeysay qaxooti Soomaaliyeed oo loo musaafurinayo dalkoodii Hooyo, kuwaas oo Netherland  hore u weydiistay megengelyo, hase yeeshee laga diiday codsiyadoodii. Continue reading

Golaha Imaamyada Soomaalida Ameerika oo Cambaareeyey dilkii Al-Shabaab u geysteen Sheekh C/qaadir Gacamey.

Imaamyada somalida AmirikaKulan ay isugu yimaadeen Golaha Iimaamyada masaajidda Waqooyiga Amerika ee Soomaaliyeed oo ka dhacay magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ayey si weyn ugu cambaareeyeen dilkii dhawaan magaaladda Garoowe loogu geystay Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax [Gacamey], oo ka mid ahaa culumada waaweyn ee Soomaalida. Continue reading

Madaxweyne Cabdi Maxamed: Waxaan cadeynayaa in Itoobiyada Maanta aysan ahayn tii shalay ee cadowga ku ahayd Soomaalida..

Cabdi Maxamed CumarMadaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumar ayaa sheegay in aysan Itoobiyada maanta jirtaahi ahayn tii hore ee cadowga ku ahayd dalka Soomaaliya. Continue reading

Urur diimeedka Al-Ictisam Ex-Al-Itixad oo Waagu ku beryey iyo Fatwo ka dhan ah Al-Shabaab oo ay soo saareen.

DSC03278Qaar ka mid ah horjooge yaasha waaweyn ee urur diimeedka Al-Ictisam Ex-Al-Itixad oo sadaxdii cishe ee ugu dambeeyay uu shir uga socday magaalada Garoowe ayaa Garoowe ka soo saaray Fatwo diimeed ka kooban 10 qodob taas oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo lagu eedeeyey in dileen Sheekh C/qaadir Gacameey oo ka mid ahaa kooxdaan, kana mid ahaa ururkii Al-Itixaad oo ay ka soo wada farcameen Al-Ictisaam iyo Al-shabaab. Daawo Sawirada Kooxda, Dhagayso Fatwooyinkoodii hore & kuwii dambe. Continue reading

Ciidamada Dowladda oo Al-Shabaab kafara-maroojiyey deegaano cusub oo hoos taga gobolka Bay.

Ciidamada Dowladda.jpg1Wararka laga heleyo gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolkaas oo ay hore gacanta ugu hayeen ururka Al-Shabaab, ka dib markii Ciidamadu duullaan culus ku ekeeyeen deegaanadaas hoos taga gobolka Baay iyadoo ciidamadu qabsadeen deegaano badan. Continue reading

Safiirka Britain ee Soomaaliya oo Muqdisho tegay.

Ambassador Matt BaughDanjiraha Baritain u fadhiya Soomaaliya, Matt Baugh ayaa Maanta Muqdisho kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyadoo labada mas’uul ay kawada hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen, sidii dowladda Britain ay uga qayb-qaadan lahayd xoojinta ammaanka Soomaaliya iyo mashaariic lagu horumarinayo gobollada iyo degmooyinka dalka. Continue reading

Dowladda Mareykanka oo dayactirtey xarunta Saadka iyo Taakuleynta ciidammada Xooga dalka soomaaliyeed.

Calanka-MareykankaDowladda Mareykanka ayaa maanta wasaaradda Difaaca Soomaaliya ku wareejisay xarunta Saadka iyo Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Villa Baydhaba kadib markii ay soo gabagabeysay dib u dayactir ay ku wadday xaruntaasi. Continue reading

Al-Shabaab oo qarxiyey maqaayad ku taal xeebta Liido.

LIIDOQarax ayaa maanta ka dhacay qeybta gaadiidka lagu xareeyo ama lagu baarkimo ee maqaayad ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, qaraxaas oo ahaa mid xooggan ayaa sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Continue reading

MUUQAALKA MAANTA EE DEKADDA MUQDISHO.FEB.2013

screen

HOOS KA DAAWO DEKADDA MUQDISHO Continue reading

Ciidamada Qaranka oo maanta la wareegay Jannaale, Owdheegle, Bariirre iyo deegaano kale oo Sh/Hoose ah.

Ciidamada DowladdaCiidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo saraakiisha dowladdu ay sheegeen inay la kulmeen iska-caabino aan xoog badnayn. Continue reading

DAAWO: Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebiyey Jaamacadaha kala duwan ee dalka Maleysiya

DSC_0083Arday badan oo Soomaaliyeed ayaa ka qalin jebiyey Jamacadda lagu magacaabo  University teknology Malaysia UTM iyo Jaamacado ay ka mid yihiin  UIA, KLMU, kuwaas oo 15 ka mid ah ka qalin jebiyeen Shahadada Master, halka kuwa kale ahaayeen Degree. HOOS KA DAAWO SAWIRADA. Continue reading

Al-Shabab oo ku faraxday geeridii ku timid Alaha u naxariistee Sheikh Maxamed Xeefoow, gudoomiyihii Ahlu Sunna.

Sheikh Xasan YacquubKooxda Al-Shabaab ayaa ku faraxday, isla markaana ka hadashay geeridii ku timid Allaha u naxariistee guddoomiyihii golaha fulinta ee Ahlu Sunna Waljamaaca, Sheikh Maxamed Yuusuf Xeefoow, iyagoo sheegay inuu ka mid ahaa dadka ku taagnaa oo dhibaatada ku hayay horumarka kooxdooda Al-Shabaab. Continue reading

Al Fanaan Abduqaadir Macalin Yusuf Jubba oo ka jawaabay Codsi uga yimid duqa magaalada Muqdisho.

cabdul jubbaGudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu codsi u diray dhamaan Fanaaniintii hore ee Hobolada Qaranka Waabari gaar ahaan Fanaanka Weyn Abduqaadir  Jubba oo kamid ahaa fanaaniinta dalka isaga tagay Xiligii ay Bur Burtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya. Continue reading

Shirkadda Mooska FRUITSOME oo Heshiisyo la gashay Shirkadaha DOLE iyo DEL MONTE.

somali fruit

Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweyne caalami ah oo looga hadlayay dhoofinta Mooska iyo miraha kale kaasoo socdey 06 illaa 09 bishaan feberaayo, arrimo ku saabsana shirkaas iyo heshiisyo ay soo gashay ayay mas’uuliyiinta shirkadda Fruitsome kaga warbixiyeen xaruntooda Muqdisho ee Soomaaliya. Continue reading

AXMED SIILAANYO: Kama qeyb galayno shirka London haddii uu wax u dhimayo karaamadeenna.

sharif iyo siilaanyo 4Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay in aanay shirka Arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo ee bisha May ka dhici doona magaaladda ka qaybgali doonin hadii ay u arkaan in karaamadda iyo qaranimadda Somaliland wax u dhimayso. Continue reading

Gudoomiye Jawaari iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Maanta u dhoofay magaalaga Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

G. Barlamaanka jawaari1Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyadoo safarkiisu uu yahay kii ugu horreeyay oo uu dalka dibadiisa ugu ambabaxo. Continue reading

Qarax dhismasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

qarax_5

Qarax Qasaare geystay oo loo adeegsaday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa lagu weeraray goob maqaaxi ah oo ku taala agagaarka suuqa xoolaha xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne. Continue reading

Ciidammo Itoobiyaan ah oo qarax lagu weeraray magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.

baydhaboWaxaa qarax lala eegtay ciidammo Itoobiyaan ah oo ku sugan Magaalada Baydhabo iyo wafdi ka socday taliska xoogga dalka Soomaaliyeed kuwaasi oo uu hoggaaminayay taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini. Continue reading

SU’AASHII MAXBUUSKA XIRAN EE MADAXWEYNAHA LA-SOCOTAY.

205752_592379564124827_1062529085_n

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA Continue reading

DAAWO: Booqashadii R/Wasaaraha ee Beledweyne.

IMG_9226

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADA Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Daqiiqado kahor Ka dagay Magaalada Qaahira.

madaxweyne-xasan-dib-muqdishoMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Daqiiqado kahor gaaray Magaalada Qahaira ee Xarunta Dalka Masar halkaasoo la filayo in uu kaga Qeebgalo Shir madaxeedka Dalalka ku bahoobay Ururka Islaamka oo maalinta Bari ah ka Furmayo Magaalada Qahaira ee Dalka Masar

Continue reading

%d bloggers like this: