HOOS KA DAAWO KULANKA FULL VIDEO.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu uga hadlayey xaaladda Soomaaliya iyo halka ay maanta mareyso ka hor jeediyay Baarlamaanka Midowga Yurub, isagoo sidoo kale kulamo kala duwan laqaatay madaxweynaha baarlamanka Midowga yurub iyo madax kale.
KHUDBADA MADAXWYNAHA OO KOOBAN 05 Minutes
KHUDBADII MADAXWEYNAHA OO DHAN: 73 Minutes:Â
Kulanka ayaa looga hadlay khodobo ay ka mid yihiin sidii hormar balaaran loogu sameyn lahaa baarlamanka Soomaaliya, in uu sameeyo hormar baarlamanka, in ay sameeyaan iskaashi caalami ah labada baarlamaan, in baarlamanka midowga yurub ay qeyb ka noqdaan baarlamanka Soomaaliya iyo qodobo kale.
DAAWO KULANKII MADAXWYNAHA & KATHRINE ASHTON
SomaliSwiss Brussles
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Brussels BE |
You must be logged in to post a comment.