Waxaa dalka Switzerland lagu qabtay xaflad sanadeedkii Ururka Jaaliyada Basel iyo soo Bandhigidii howlqabadkoodii xaga Samafalka ee ay ka geysteen dalka Soomaaliya. HOOS KA DAAWO SAWARADA OO BADAN
Kulankan ayaa ahaa mid aad u weyn waxaana ka soo qeyb galay inta badan xubnaha jaaliyadaasi ay ka koobantahay iyo marti sharaf kale oo ka kala yimid gobalda dalka.
Xafladaasi ayaa waxaa sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay waxqabadka ururka Daryeey oo ah urur Samafal.
SomaliSwiss Basel
SomaliSwiss@hotmail.com
Filed under: Yusuf Garabey |
You must be logged in to post a comment.