WAR DEG DEG AH: AL-SHABAAB OO CAAWA ARDAY KU XASUUQAY MAGAALADA MUQDISHO.

war degdeg ahWar deg deg ah oo goor dhow naga soo gaaray Magaalada Mugdisho ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay caawa weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Arday Ka tirsan mid ka mid ah Iskuulada Muqdisho, halkaas oo la sheegayo in lagu dilay ugu yaraan 9 qofood, tira intaas ka badanna lagu dhaawacay.

Macadda Qasaaraha runta ah ee weerarkaas iyo inta uu gaarayo, waxaana jira warar kala duwan oo aan helayno, kuwaas oo aan weli xaqiiqadooda lahubin, hase yeeshee marka laga soo tago qasaarada dhimashada ayaa lasoo sheegayaa in ay jiraana dhaawac faraa badan. Wixii warar dheeraad ah ee ka soo kordha arrimahaas naga filo goor dhow.

SomaliSwiss Mogadishu

SomaliSwiss@hotmail.com

 

%d bloggers like this: