Riwaayad ka hadleysa Soomaaliya ayaa xalay lagu soo bandhigay magaalada Vienna ee dalka Austria. Riwaayaddaas ayaa dadka jilayay waxay ahaayeen fanaaniin u dhalatay waddamada Jarmalka iyo Austria. HOOS KA DHEGEYSO WAREYSIGA Jibriil Ibrahim C/lle, Madaxa Xarunta Cilmi-barista iyo Wadatashiga ee CRD oo ka mid ahaa dadkii lagu marti qaaday daawashada riwaayadda, ayaa VOA uga waramay waxa riwaayadda looga gol lahaa iyo sida ay ahaydba.
HALKAAN HOOSE KA DHEGEYSO WAREYSIGA RIWAAYADDA
https://somaliswiss.files.wordpress.com/2013/01/riwaayad.mp3%20
Filed under: London UK |
You must be logged in to post a comment.