Posted on January 22, 2013 by SomaliSwiss
Somali authorities should immediately release a journalist and three others linked to the case of a woman who reported being raped by state security forces, Amnesty International, the Committee to Protect Journalists (CPJ), and Human Rights Watch said today. The detainees have now been held for more than a week – one for 12 days – without charge. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Somalia: Free Journalist, Others Unlawfully Detained.
Posted on January 22, 2013 by SomaliSwiss
An EU military training mission in Somalia, under Irish command, is to remain in place for another two years. The Council of the European Union said the mission would continue to contribute to the strengthening of the Somali armed forces to prepare them to ultimately take over security responsibilities there. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Yusuf Garabey | Comments Off on Irish-led EU military to stay in Somalia.
Posted on January 22, 2013 by SomaliSwiss
Riwaayad ka hadleysa Soomaaliya ayaa xalay lagu soo bandhigay magaalada Vienna ee dalka Austria. Riwaayaddaas ayaa dadka jilayay waxay ahaayeen fanaaniin u dhalatay waddamada Jarmalka iyo Austria. HOOS KA DHEGEYSO WAREYSIGA Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: London UK | Comments Off on Jilayaal Ajnabi ah oo Dhigay Riwaayad Soomaali ah.
Posted on January 22, 2013 by SomaliSwiss
War deg deg ah oo goor dhow naga soo gaaray Magaalada Mugdisho ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Kooxda Al-shabaab ay caawa weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Arday Ka tirsan mid ka mid ah Iskuulada Muqdisho, halkaas oo la sheegayo in lagu dilay ugu yaraan 9 qofood, tira intaas ka badanna lagu dhaawacay. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: Muqdisho | Comments Off on WAR DEG DEG AH: AL-SHABAAB OO CAAWA ARDAY KU XASUUQAY MAGAALADA MUQDISHO.
Posted on January 22, 2013 by SomaliSwiss
Qurba joogta Soomaaliyeed ee dib ugu laabtay dalkii Hooyo, si ay indhahooda ugu soo arkaan isbedellada cusub ee qeybaha Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa wixii ay indhahooda ku arkeen ku muujiyey dareenkooda, fikir iyo aragtiyo kala duwan. HOOS KA DAAWO WAREYSIYADOODA IYO VIDEO XIISO BADAN. Continue reading →
Like this:
Like Loading...
Filed under: M-Saadaq | Comments Off on DAAWO: Qurba-joogtu maxey ka yiraahdeen magaalada Muqdisho; Wareysiyo, Aragti iyo Talooyin kala duwan.
You must be logged in to post a comment.